Siiborgiyaam
Muuqaal
Siiborgiyaam

Siiborgiyaam (ingiriis: Seaborgium) astaanta (Sg) waa curiye kimiko oo tirada atomkiisu tahay boql-iyo-lix (106). Curiyaha Siiborgiyaam waa bir ka tirsan Transitional Metalska ee guruubka 6aad ee Diwaanka Curiye. Sidoo kale, waxay ka tirsan tahay guruubka loo yaqaan d-block.
Curiyahan Siiborgiyaam oo leh hal isotope oo daga 271Sg ayaa wakhtiga noloshiisu tahay 3.8 daqiiqo oo kali ah. Sidoo kale, wakhtiyo dhoweyd waxaa la helay isotope Siiborgiyaam aan dhamaystir 269Sg kaas oo xoogaa yar ka cimri dheer, 4.2 daqiiqo.
| Jadwalka Curiyayaasha ( Kaltanka Curiyayaasha) | |||||||||||||||||||||||||||||||
|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|
| Qaybaha → | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | |||||||||||||
| ↓ Walxaha | |||||||||||||||||||||||||||||||
| 1 | 1 H |
2 He | |||||||||||||||||||||||||||||
| 2 | 3 Li |
4 Be |
5 B |
6 C |
7 N |
8 O |
9 F |
10 Ne | |||||||||||||||||||||||
| 3 | 11 Na |
12 Mg |
13 Al |
14 Si |
15 P |
16 S |
17 Cl |
18 Ar | |||||||||||||||||||||||
| 4 | 19 K |
20 Ca |
21 Sc |
22 Ti |
23 V |
24 Cr |
25 Mn |
26 Fe |
27 Co |
28 Ni |
29 Cu |
30 Zn |
31 Ga |
32 Ge |
33 As |
34 Se |
35 Br |
36 Kr | |||||||||||||
| 5 | 37 Rb |
38 Sr |
39 Y |
40 Zr |
41 Nb |
42 Mo |
43 Tc |
44 Ru |
45 Rh |
46 Pd |
47 Ag |
48 Cd |
49 In |
50 Sn |
51 Sb |
52 Te |
53 I |
54 Xe | |||||||||||||
| 6 | 55 Cs |
56 Ba |
* |
72 Hf |
73 Ta |
74 W |
75 Re |
76 Os |
77 Ir |
78 Pt |
79 Au |
80 Hg |
81 Tl |
82 Pb |
83 Bi |
84 Po |
85 At |
86 Rn | |||||||||||||
| 7 | 87 Fr |
88 Ra |
** |
104 Rf |
105 Db |
106 Sg |
107 Bh |
108 Hs |
109 Mt |
110 Ds |
111 Rg |
112 Cn |
113 Nh |
114 Fl |
115 Uup |
116 Lv |
117 Ts |
118 Og | |||||||||||||
| * Lanthanides | 57 La |
58 Ce |
59 Pr |
60 Nd |
61 Pm |
62 Sm |
63 Eu |
64 Gd |
65 Tb |
66 Dy |
67 Ho |
68 Er |
69 Tm |
70 Yb |
71 Lu |
||||||||||||||||
| ** Actinides | 89 Ac |
90 Th |
91 Pa |
92 U |
93 Np |
94 Pu |
95 Am |
96 Cm |
97 Bk |
98 Cf |
99 Es |
100 Fm |
101 Md |
102 No |
103 Lr | ||||||||||||||||