U bood nuxurka

Bogga Hore

Laga soo xigtay Wikipedia, Insaykalobeedhiya xorta ah
Nooca la daabici karo hadda lama taageero waxaana laga yaabaa inuu yeesho khaladaad muuqaal. Fadlan cusboonaysii bookmarks-ka biraawsarkaaga oo isticmaal habka daabacaadda caadiga ah ee biraawsarka halkii aad ka isticmaali lahayd kan.
Ku soo-dhawoow Wikipedia

Insaykalobeedhiya xorta ah ee qofwalbana wax ka bedeli karo

Wikipedia Soomaaliga waxaa ku jirta 14,156 maqaal, Hubi gaarista ama habka mobilka

Maqaalka Maanta

BaBaay
BaBaay

Babaay waa nooc geed ah oo cilmiyan lagu magacaabo Carica papaya, waana mid ka mid ah 21 nooc oo la aqbalay oo ku jira jinsiga Carica ee qoyska Caricaceae. BaBaay sidoo kale waa magaca midhaha geedkaas. Markii ugu horreysay waxaa la dhaqangeliyey (la beeray) gobolka Mesoamerika, gaar ahaan koonfurta Mexico ee maanta iyo Bartamaha Ameerika. Waxaa lagu beeraa dalal badan oo leh cimilo kuleyl ah. Sannadkii 2022, dalka Hindiya ayaa soo saaray 38% BaBaay-da dunida. BaBaay-da marka aysan bislaan waxay sii daysaa dareere caano u eg (latex), kaas oo dadka qaar ku keeni kara cuncun ama falcelin xasaasiyadeed. Sababtoo ah ensaaymka loo yaqaan papain ayaa dadka nugul u shaqayn kara sida walax xasaasiyad keenta, hilibka lagu jilciyey papain-kana wuxuu keeni karaa falcelin xasaasiyadeed. (SII AQRI)

Wararka Wiki – Dhacdooyinka Hadda iyo Dheeraad...

Ma Ogtahay...

  • ... in Misir (Sawirka) uu yahay geed leh midho firiley ah oo ka tirsan bahda digirta?
  • ... in magaca sayniska ee misirku yahay Lens culinaris?
  • ... in miraha misirtu ay yihiin kuwo yaryar, wareegsan oo leh qolof ama dahaadh sare oo fudud?
  • ... in misirtu ay leedahay midabo kala duwan oo ku xiran deegaanka, carada, nafaqada iyo cimilada?
  • ... in geedka misirku uu gaari karo dherer ilaa 40 sentimitir?
  • ... in miraha misirku ay ku dhex jiraan qolof wareegsan oo ka samaysma geedka?

Wararka Wiki – Dhacdooyinka Hadda iyo Dheeraad...

Taariikh

Farta Boorama
Farta Boorama

Farta Boorama (sidoo kale loo yaqaano: Far Gadabuursi) waa nidaam wax-qoris oo ka mid ah Far Soomaaliga taasi oo uu alifey Sheekh Cabdiraxmaan Sheekh Nuur. Sida taariikhda lagu hayo, Sheekh Cabdiraxmaan wuxuu alifey fartan sanadkii 1933 wakhtigaasi oo uu ku sugnaa magaalada Boorama, oo noqonaysa sababta farta loogu magacdaray magaaladaasi.

Toban sano ka hor intii aanu Sheekh Cabdiraxmaan alifin farta waxaa soo baxdey Farta Cusmaaniya taasi oo noqoneysa fartii ugu horeeysay dhulka Soomaaliyeed. Markii farta Borama soo shaacbaxdey waxay noqotey mid ka sahlan qorista iyo akhriska isla markaana ka shaqallo badan farta Cusmaaniyada. Dad badan oo wakhtigaasi isbarbardhigay waxay ku sheegeen farta Boorama in ahayd midii ugu casrisanayd geyiga Soomaalida wakhtigaas. (SII AQRI)

Wararka Wiki – Dhacdooyinka Hadda iyo Dheeraad...

Maalintan

Af-Soomaali
Af-Soomaali

Af-Soomaali waa luqad Afro-Aasiyatik ah oo ay leedahay laanta Kushiitik . Waxay afka hooyo u tahay Soomaalida ku nool dhulka Soomaaliweyn iyo qurbo joogta Soomaaliyeed. Afka Soomaaliga waa afka rasmiga ee Soomaaliya Afka Soomaaliga waxaa ku hadla Soomaalida ku nool dalka Soomaaliya , Jabuuti , Itoobiya , Yemen , Kenya , iyo qurba joogta Soomaalida . Waxaa sidoo kale ku hadlo dad tiro yar oo ka soo jeeda qowmiyadaha tirada yar ee ku sugan agagaarkaas Laga soo bilaabo 2016, waxaa jiray dad gaaraayo ku dhawaad ​​36.6 milyan oo qof oo ku hadla af soomaaliga, oo kala degan dhulka soomaali wayn, taas oo ku dhawaad ​​15 milyan ay ku noolyihiin Soomaaliya. (SII AQRI)

Wararka Wiki – Dhacdooyinka Hadda iyo Dheeraad...

Sawirka Maanta

Maanta Oo Kale


Xusuusta dhacdooyinka maanta

Xusuusta Dhacdooyinka Maanta :

Kuwa ugu muhiimsan Xusuusta dhacdooyinka sanadkaan - Maalmaha sanadkaan oo dhan


Qeybaha maqaalada Wikipediaha
Cilmiga aanan sayniska ahayn

Cilminafsi · Taariikh · Luqadaha · Cilmiga bulshada

Siyaasad iyo bulsho

Ganacsi · Waxbarasho · Joornaalo · Gaadiidka · Beeraha · Dagaalada · Caafimaadka · Dowladaha

Diin

Diimaha · Mutolojiyada

Hiddo iyo dhaqan

Gabayada · Filimaanta · Muusig

Saynis

Bayoloji · Fiisigis · Kimisteri · Juquraafi · Xisaab · Cilmidayax · Xiddigis

Teknooloji

Elektaroonig · Internet · Kumbuyuutarada

Ciyaaraha iyo madadaalada

Teleefishinka · Ciyaaraha

Kuwa kale

Kalandar · Shaqsiyadaad · Waqti

Mashaariicda Bahwadaagta la ah Wikimedia

Mashaariicda Bahwadaagta la ah Wikimedia ee qodobkaan raacsan:

Wikibooks
Buugaag

Commons
Sawirro

Wikinews 
Warar

Wikiquote 
Oraahaha

Wikisource 
Qoraal

Wikiversity
Xogaha waxbarashada

Wikivoyage 
Hagaha safarrada

Wiktionary 
Qaamuus

Wikidata 
Liiska caddeymaha

Wikispecies 
Abla-ablayn

Luuqadaha kale Wikibidhiya

Wikipedia-gan waxaa lagu qoray Af Soomaali. Wikipedia-yada kale ayaa diyaar ah; qaar ka mid ah kuwa ugu waaweyn ayaa hoos ku taxan.